Akhriso War-murtiyeedka shirka wadatashiga Idaacadaha Dowladda Federaalka. Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir
Shirka wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu ka qabsoomay Maagaalada Kismaayo ...
















