Guddoomiye ku-xigeenka Amniga gobolka Banaadir oo shirguddoomiyey kulanka degmooyinka gobolka Banaadir
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa shir guddoomiyay kulanka degmooyinka Gobolka Banaadir ...
















