Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Khadka Taleefoonka kula hadlay dhiggiisa Turkiga
Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka ...
















