Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay in laga cafiyo deymihii Sanduuqa Qaramada Midoobay ee horumarinta Beeraha (IFAD)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan ...
















