Dowladda Shiinaha oo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ku wareejisay gargaar raashin
Dowladda Shiinaha ayaa Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ku wareejisay 1,069 ton oo Gargaar Raashin ah, taas oo ay ugu talo ...
Dowladda Shiinaha ayaa Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ku wareejisay 1,069 ton oo Gargaar Raashin ah, taas oo ay ugu talo ...
Inta la xaqiijiyay 10 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo ay ku jiraan Horjoogayaal ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saabad ciidan oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab. Wasiirka ...
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen eedeysane dhaawac u geystay wade mooto ...
Waxa Maalinti Labaad Magaalada Muqdisho ka socdo Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, kaso halku-dhigiisuna yahay Tayeynta iyo isku-dubbaridka ...
Midowga Yurub iyo Dawladda Britain ayaa heshiis cusub ka gaaray muran in muddo ah soo socday oo ku qotoma ka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa sheegay in xabsiga la dhigay oo sharciga la ...
Madaxa sirdoonka Ukraine Kirillo Budanov, ayaa ku sheegay wareysi uu siiyay Warbaahinta, in aaysan jirin wax muujinaya in Dowladda Shiinuha ...
Maxkamadda Landgericht Schweinfurt ee dalka Jarmalka, ayaa la horkeenay Hooyo Soomaaliyeed oo 28 sano jir ah, taasoo lagu eeedeeyey in ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta ku wareejiyay Wasiirka Wasaaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Adanaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho