Duqa Caasimada oo ka qeyb-galay daah furka Bandhiga warshadaha Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Bandhiga Carwada Warshadaha Soomaaliyeed ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Bandhiga Carwada Warshadaha Soomaaliyeed ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Dhowrista maal-gashadayaasha iyo maalgashiga, waxaana sharcigan meel ...
1- Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Midowga Yurub kala hadley in la taageero qorshaha xasilinta goobaha laga saarey Khawaarijta, ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay soo bandhigista Cilmi-baarisyo laga sameeyay Caasimadda ...
Guddiga doorashada Nigeria, ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqay in musharraxa xisbiga talada haya, Axmed Bola Tinubu uu ku ...
Dowladda Maraykanka ayaa shan milyan oo dollar u ballan-qaadday cidii keenta xog sahlaysa dilka ama soo qabashada afhayeenka khawaarijta Al-shabaab, ...
Shil ka dhashay Laba tareen oo iskula dhacay Habeenimadii xalay waddanka Giriiga ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen dad gaaraya ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle mudane Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, ayaa kormeeray Qeybaha kala duwan ee Isbitaalka weyn ee Degmada Balcad. Guddoomiyaha ...
1- The Prime Minister, Hamse Abdi Barre has discussed with the European Union to support the plan to stabilize the ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure oo uu wehliyo Garyaqaanka Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho