Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Isgaarsiinta Mobile World Congress oo ka furmay dalka Spain.
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha wasaaradda isgaarsiinta & teknolojiyada,Axmed Cismaan Diiriye,kuwaas oo ka qeyb galaya shirweynaha caalamiga ah ee Isgaarsiinta Mobile-ka ...
















