Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beesha Caalamka oo Soomaaliya ka taageereyso la dagaallanka Khawaarijta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka gaarka ah ee DANABย  oo Howlgalo ka sameeyey qeybo kamid ah Gobollada Jubbooyinka โ€œSAWIRROโ€
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Beesha Caalamka oo isku raacay in dowladda Soomaaliya lagu garab siiyo dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta Al-Shabaab.

Wakiilo ka kala socda dalalka Qatar, Soomaaliya,Turkey, Imaaraadka Carabta, UK iyo Maraykanka ayaa kulan ku yeeshay magaalada Washington ee dalka Maraykanka, iyagoo ka wada hadlay arrimaha amniga, dowlad-dhisidda, horumarinta iyo mudnaansiinta arrimaha biniโ€™aadantinimo.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Saaxiibada caalamka waxay muujiyeen taageerada dowladda federaalka ee Soomaaliya, taas oo diiradda lagu saarayo la-dagaallanka argagixisada iyo kobcinta awoodda.

Sidoo kale, waxaa kulanka looga hadlay sidii Soomaaliya loo xoojin lahaa taageerada dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al-Shabaab iyo u diyaar garowga ka bixitaanka howlgalka Midowga Afrika (ATMIS) ee Soomaaliya.

Wakiillada ayaa isku raacay in la xoojiyo isku xirka kaalmada amniga caalamiga ah, muhiimadda ay leedahay in la hubiyo in waqtiga ku habboon ee gargaarka la gaarsiiyo goobaha la xoreeyey.

Waxay go’aansadeen inay taageeraan dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku doonayso inay buuxiso halbeegyada maamulka hubka iyo rasaasta si golaha ammaanka uga qaado cunaqabateynta hubka.

Beesha caalamka ayaa taageertay geeddi-socodka golaha wadatashiga Qaran ee Soomaaliya (NCC) ee horumarinta dib-u-heshiisiinta siyaasadeed iyo dhammaystirka dastuurka.

Sidoo kale, shirkan ayaa walaac looga muujiyey colaadda ka socota Laascaanood iyo nawaaxigeeda, waxayna ugu baaqeen dhammaan dhinacyada in ay u hoggaansamaan xabbad-joojinta, ayna ogolaadaan gargaarka bani’aadamnimo oo aan la carqaladayn, miiska wada-hadalkana lagu dhammeeyo xalinta colaadda.

Kulanka ayaa sidoo kale, lagu muujiyey walaaca laga qabo dhibaatooyinka biniโ€™aadantinimo ee ka dhashay abaarihii ugu darnaa ee Soomaaliya soo mara, iyagoo soo dhaweeyey taageerada caalamiga ah si loo daboolo baahiyaha deg degga ah ee dadka Soomaaliyeed, iyadoo sidoo kale la xoojinayo awoodda Soomaaliya u leedahay inay u adkaysato isbedelka cimilada.

Ugu dambeyntii, beesha caalamka ayaa ku heshiisay in ay sii wadaan taageerada Soomaaliya, la isuguna yimaado kulan kale oo ka dhaca magaalada Doha ee dalka Qatar, saddexda bilood ee soo socota, si loo wada-hadlo, looguna qiimeeyo horumarka socd

Previous Post

RW ku-xigeenka dalka oo daah furay shirka horumarinta biyaha

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Kismaayo “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Kismaayo "SAWIRRO"

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In