Degmada Hobyo oo laga dhagax dhigay xarunta maamulkaas iyo saldhig
Gudoomiyaha degmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdulle iyo ku xigeenkiisa Muqtaar Cabdulaahi Maxamed ayaa gaaray deegaanka Xinbarwaaqo iyagoo dhagax dhigay xarumaha ...
Gudoomiyaha degmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdulle iyo ku xigeenkiisa Muqtaar Cabdulaahi Maxamed ayaa gaaray deegaanka Xinbarwaaqo iyagoo dhagax dhigay xarumaha ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle, Cabdi Daahir Guurre iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maantay gaaray Degmada Buulo-burde ee ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay lagu ...
Guddoomiyaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin Cabdulle ayaa maanta magaala Muqdisho kula kulmay Agaasimaha hay’adda FCDO (Foreign Commonwealth and ...
Ku dhawaad 30 Katirsan maleeshiyaadka kooxda khawaarijta ah ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidamada xoogga Dalka, kuwa Daraawiishta Galmudug ...
Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa ka qeyb-galay. Aqoon-iswaydaarsi, kaasoo ay soo qaban-qaabisay, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha ...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta ...
Ku Simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa guddoomisey kulanka ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulkadir ayaa shaaciyey in dhawaan la qaban doono Shirweyne Qaran ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Todobaadalaha ah ee Golaha Xukuumadda oo si qoto ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho