Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Safiir ku-xigeenka UK ee Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta la kulmay Safiir ku-xigeenka safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ahna ...















