Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Puntland oo sheegtay inay xukumi doonto maleeshiyaadkii ka tirsan kooxda ………

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Shaqalaha rayidka ah ee Puntland oo imtixaano qaaday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer Ilaalinta Maxamada  Sare   ee Puntland ayaa loo Soo  Gudbiyay Dacwad loo Haystay   45  Maleeshiyaad ah  oo lagu Soo Qabtay  dagaaladii   ka Dhacay    Suuj  iyo Garmaal  kuwaa   horay ay Xukuno Ugu Riday  Maxkamada  Ciidamada  Qalbka sida  ee Puntiland ka Dib Racfaan ay  ka Qaateen  Todobaadyada Na Soo Aadan ayaana Lagu  Wadaa in       horkeeno   Maxkamada   Sare  kiiskooda.

Tirada  guud    Maleeshiyaadkii  lagu    Qabtay  Hawlgalkii ay ka Sameeyeen  Ciidamada    Ee    Dagaaladakii     Ka Dhacay   Deegaanada  Suuj iyo Garmaal  ayaa   ah   97  Qofood     kuwaasi  oo Qayb Ka ah  Tira Maleeshiyaad ah  oo    Weerar Ku Soo  Qaaday   deeganada  Puntland .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Puntlad  ayaa caafis u fidisay   qaar ka mid ah maleeshiyaadka la Soo Qabtay Ku waasi oo Maxkamada  ay usababaysay  in  Da’adoodu ay Ka yartahay  15 Sano    Sharciga Caalamiga iyo Kan Xuquul  Insaankana  uusan  ogolaanayn  in la Xukumo.

Previous Post

Deg Deg: Qarax goor dhaw Ka dhacay suuq bacaad iyo darwalkii gaariga qarxay oo la qabtay.

Next Post

Akhriso magacyada: xildhibaannada baarlamanka maamulka Hirshabeelle

Next Post
Xildhibaannada maamulka Hir-Shabeelle oo la dhaariyay

Akhriso magacyada: xildhibaannada baarlamanka maamulka Hirshabeelle

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In