Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Putin oo ku dhawaaqay qorshe Cusub oo wajahan dagaalka Ukraine

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Putin oo ku dhawaaqay qorshe Cusub oo wajahan dagaalka Ukraine
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa ku dhawaaqay abaabul ciidan oo horleh, kaasi oo wax looga baddalayo dagaalka ka socda Ukraine.

Putin, ayaa qorshahan ka dhawaajiyay ka dib markii gobollada taabacsan Maamulka Ruushka looga dhawaaqay afti ku saabsan madaxbannaani ay ka go’ayaan Ukraine.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Qorshahan cusub ayuu madaxweyne Vladamir Putin, sheegay inuu ugu gol leeyahay xoraynta dhulka Donbass, isagoo oo xukuumadda ka codsaday in sharci la siiyo dadka muta dawiciinta ah ee ka dagaalama Donbass, si loom eel mariyo Go’aannada madaxbannaanida gobollada Donbass, Zaporozhye iyo Kherson.

Madaxweyne Putin ayaa reer galbeedka ku eedeeyay in aanay doonaynin nabad dhex marta Ruushka iyo Ukraine, isaga oo Carrabka ku adkeeyay in Ukraine ay u adeegayaan Ciidamao calooshood u shaqeystayaal ah oo ay hogaaminayaan Saraakiisha NATO ee Waqooyiga Atlanta.

Gobalada taabacsan maamulka Ruushka, gaar ahaan gobolka Kherson, Donbass iyo Zaporozhye, ayaa sheegay in aftida ku biiritaanka Ruushka ay dhici doonto Jimcaha ilaa Talaadada soo socota, taasi oo Maraykankana uu sheegay in aanu aqoonsan doonin natiijada  ka soo baxda aftidaas.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo ka qeyb galay Shirka Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL

Next Post

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan gobalka Hiiraan (Sawirro)

Next Post
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan gobalka Hiiraan (Sawirro)

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan gobalka Hiiraan (Sawirro)

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In