Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Q.M oo markale dib u dhigtay matalaada dalalka Afgaanistaan, Liibiya iyo Myanmar

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Q.M oo markale dib u dhigtay matalaada dalalka Afgaanistaan, Liibiya iyo Myanmar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa Jimcihii shalay, markale dib u dhigay go’aan ku saabsan aqbalida matalaadda Urururada Caalamiga ah dalalka Afgaanistaan iyo Myanmar, sidoo kale Golaha wuxuu dib u dhigay go’aan ku saabsan codsiyada  Liibiya ee ka qeyb galka Urururada Caalamiga ah.

Golaha loo dhan yahay  oo ka kooban 193 xubnood  ayaa ansixiyay go’aanka guddiga aqoonsiga ee Qaramada Midoobay, kaas oo dib u dhigaya codsiyada la xariira matalaadda Liibiya, Afgaanistaan ​​iyo Myanmar.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Dib u dhigista matalaada dalalka Myanmar, Afgaanistaan ​​iyo Liibiya, waxay ka dhigan tahay in ergada hadda jirta ay wakil ugu sii ahaan doonaan Qaramada Midoobay, inta laga gaaraya kalfadhiga 77-aad” ee Golaha Guud, kaas oo dhicidoona bisha  Sebtembar  ee sanadka soo socda.

Golaha militariga Myanmar iyo Daalibaan ayaa sanadkii hore codsaday in dalalkooda  la siiyo matalaad, kadib markii ay talada kala waregeen dowladahii hore uga talinaayay Afghanistan iyo Myanmar.

Previous Post

Dhalinyaro ka soo laabtay fikirka xagjirka oo tababar loo soo xiray

Next Post

Maxkamadda Ciidamada oo xukunno kala duwan ku riday Shabakad ka tirsaneed Al-shabaab

Next Post
Maxkamadda Ciidamada oo xukunno kala duwan ku riday Shabakad ka tirsaneed Al-shabaab

Maxkamadda Ciidamada oo xukunno kala duwan ku riday Shabakad ka tirsaneed Al-shabaab

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In