Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Q. M. oo soo dhaweysay dhaarinta baarlamanka cusub ee Galmudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Q. M. oo soo dhaweysay dhaarinta baarlamanka cusub ee Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay dhaarintii Baaralamka maamulka Galmudug oo shalay ka dhacday magaalada Cadaado.

War Qoraal ah oo uu soo saaray wakiilka xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay Nicholas Kay ayaa lagu soo dhaweeyay dhaarinti mudanayaasha Barlamanka cusub ee Galmudug, taasoo shalay ka dhacday magaalada Cadaado ee gobolka Galgadud.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kay ayaa soo dhaweeyay habsami u socodka howlaha shirka, isagoo rajo wwanaagsan ka muujiyay in shirkaasi uu ka dhasho maamul wanaagsan oo hanta mas’uuliyadda labada gobol ee Mudug iyo Galgaduud.

Nicholas Kay ayaa u rajeeyay baarlamanka cusub ee shalay la dhaariyay in uu noqdo mid guta howlaha adag ee loo igmaday, wuxuuna soo dhaweeyay habka loo soo xulay mudanayaasha Baarlamankaasi

Mr. Kay ayaa dowladda Federalka Soomaaaliya ugu hambalyeeyay dadaalkii dheeraa oo ay u gashay suurtagelinta shirka maamul u ameynta gobollada dhexe, isagoo dowladda Federaalka ku ammaanay waxqabadkeeda wanaagsan ee key aadan howlaha shirkaasi.

Hadalka Kay ayaa imaanaya iyadoo maalintii shalay mudayaasha cusub ee baarlamanka Galmudug lagu dhaariyay magaalada Cadaado iyodoo xafladdii dhaarinta uu goob joog ka ahaa guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Jawaari.

Previous Post

Fursado shaqo oo ka banaan Xafiiska R/wasaaraha iyo Guddiga Qaranka ee shqaalaha rayidka.

Next Post

Sheikh Cali Wajiiz: Ramadaan waa bil Kheyr ee ma ahan bil dagaal

Next Post
Sheikh Cali Wajiiz: Ramadaan waa bil Kheyr ee ma ahan bil dagaal

Sheikh Cali Wajiiz: Ramadaan waa bil Kheyr ee ma ahan bil dagaal

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In