Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaadista cuno qabataynta hubka waxay fursad u tahay dib u xoraynta dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Qaadista cuno qabataynta hubka waxay fursad u tahay dib u xoraynta dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Faa’iidooyinka xasilinta Amni ee ay u leedahay cuno qabataynta Soomaaliya laga qaaday.

Wasaaradda Warfaafinta ayaa xalay Muqdisho ku qabatay Barnaamujka doodfuran oo ay marti ku ahaayeen la taliyaha Amniga Qaranka,wasiir dowlaha wasaaradda Amniga iyo wasiir kuxigeenka wasaarda warfaafinta iyo Dhaqanka ayaa looga hadlay muhiimada ay waqti xaadirkan u leedahay in hubka laga qaado Dowladda Soomaaliya.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Alcadaala ayaa sheegay in ciidanka qaranka ay u tahay niyad dhis himilo iyo guul weyn oo ciidankeena dalka kaga xoreyn doonaan khawaarijta,iyadoo Wasiir Cadaala xusay in Dowladda Soomaaliya buuxisay dhammaan Shuruudihii looga baahanaa.

Sidoo kale la taliyaha Amniga qaran mudane xuseen Macalin ayaa sheegay in ay Soomaaliya soo martay in hubka laga qaado marxalado badan laga soo bilaabo 1991 ilaa sannadkan oo si buuxda loo qaaday.

Wasiir dowlaha wasaarda Amniga Mudane Xagaa ayaa sheegay in dowalada Soomaliyeed ay masuuliyad weyn qaaday aduunyaduna inagu aamintay.

Previous Post

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay inkabadan 60 khawaarij ah (War-saxaafadeed).

Next Post

Hay’adda SoDMA oo labo Doon kala wareegtay Hay’adda Zamzam foundation iyo Bankiga IBS

Next Post
Hay’adda SoDMA oo labo Doon kala wareegtay Hay’adda Zamzam foundation iyo Bankiga IBS

Hay’adda SoDMA oo labo Doon kala wareegtay Hay’adda Zamzam foundation iyo Bankiga IBS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Mudug,...

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In