Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar Ka mid ah Ciidamada Booliska ah ee AMISOM oo sagootin loo sameeyey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qaar Ka mid ah Ciidamada Booliska ah ee AMISOM oo sagootin loo sameeyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Midowga Afrika ayaa munaasabad sagootin u sameeyay ciidamo Nigeriyaan ah oo ka  tirsan boliska Amisom.

Munaasabada sagootinta ayaa waxay ka dhacday garoonka kubbadda cagta ee “Stadium Muqdisho” waxaana ka qayb galay ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee midowga Afrika lady wanyotta, taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, Taliye xigeenka Ciidanka Booliska iyo saraakiil ka kala socotay soomaaliya iyo AMISOM.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu hory taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheeq Xasan Xaamuud ayaa halkaasi ka hadlay waxa uuna u mahadceliyay ciidamada Nigeria ee Amisom waxa uuna uu uga mahadceliyay mudadii sanadka ahayd ee ay la shaqaynayeen ciidamada Booliska Soomaaliyeed ,

Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay taliyaha ciidanka Booliska AMISOM  ANAD PILLAY  waxa uuna sheegay in ciidamadan Booliska AMISOM /Nigeria ay howl wanaagsan ka qabteen Soomaaliya,

Lady Wanyota oo ugu danbaytii goobta ka hadashay ayaa sheegtay in galbinayso ciidamada waqtigooda dhamaaday kuwa kale ee Nigeria ka imaanayayna ay soo dhaweynayso.

vlcsnap-2017-01-02-15h27m04s229 vlcsnap-2017-01-02-15h27m57s245 vlcsnap-2017-01-02-15h26m46s251 vlcsnap-2017-01-02-15h27m14s69 vlcsnap-2017-01-02-15h27m39s58 vlcsnap-2017-01-02-15h26m26s87 vlcsnap-2017-01-02-15h26m33s184

Previous Post

Qarax maanta ka dhacay Muqdisho

Next Post

Masuuliyiinta ugu Sareeya Garsoorka Dalka oo Kormeeray Xabsiga Dhaxe ee Xamar.

Next Post
Masuuliyiinta ugu Sareeya Garsoorka Dalka oo Kormeeray Xabsiga Dhaxe ee Xamar.

Masuuliyiinta ugu Sareeya Garsoorka Dalka oo Kormeeray Xabsiga Dhaxe ee Xamar.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In