Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah dadkii ku barakacay Dagaalkii Degmada Guriceeel oo Gar gaar la gaarsiiyay{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah dadkii ku barakacay Dagaalkii Degmada Guriceeel oo Gar gaar la gaarsiiyay{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dad danyar ah oo ku dhaqan Degmada Guriceeel Ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa Deeq Gar gaar ah Gaarsiisay Hay,adda NRC dadkaa ayaana uga mahad naqay Hay.adda Caawinteeda in kastoo aysan Dabooli Karin Baahidooda

Nabadoon cali dheeh oo ah afhayeenka guurtiga gobolka galgaduud ayaa uga mahadceliyay hayada sida ay ubixiyeen deeqda  isagoona kacodsaday ineey xaafiis kafurtaan degmada

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugaas Xasan ugaas Maxamed oo lahadlay warbaahinta qaranka ayaa ugu baaqay hayadaha ineey ku dadaalaan gurmadka dadka tabaleeysan

‘’waan uga mahadceleeynaa ugu horeeyn intii kaqeeyb qadatay gurmadka dadka jilicsan ee dhibaatadu sameeyday oo ka barakacay dagaalkii kadhacay guriceel .

NRC waxa ay qabatay howl adag oo ay uga qeeyb qadatay gurmadka maatada ka barakacday  dagaalka waxaana ay Mas,uuliyiinta Hay,adaasi balan qaadeen in ay sii wadayaan.

cccccccccc2 cccccccccc3 cccccccccccccc1 ssssssssssss

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho 18 03 2015

Next Post

Madaxweyne Xasan oo maanta Magacaabay Guddoomiye ku xigeeenka Siyaasadda Gobolka Banaadir

Next Post
Madaxweynaha oo guul ku tilmaamay shirka IGAD

Madaxweyne Xasan oo maanta Magacaabay Guddoomiye ku xigeeenka Siyaasadda Gobolka Banaadir

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In