Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe oo ka soo laabanaya Dalka Turkiga.+Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe oo ka soo laabanaya Dalka Turkiga.+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe ayaa Xalay Laga Soo Sagootiyay Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga.

Safaaradda soomaaliya ee dalakaย  Turkiga oo gacan wayn kahelaysa ย Wasaaradda Caafimaadka ee Dalaka Turkiga ayaa si wada jir ah u soo sagootiyay Bukaanadii ugu dambeeyayaย  qaraxiiย  14kii October ka dhacay Soobe ย oo mudo badan lala taacalayay dhibaatadii ka soo gaartay.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Dowlada aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa isku xilqaantay sidii ay u lataacaali laheyd dhawacyadii qaraxii 14kii October oo saameyn wayn ku yeeshay dhamaan shacabka Soomaaliyeed oo u ahyed maalin madow Khasaarihii uu geystayย  qaraxaas, iyadoona deeq daawo iyo caafimaad iskugu jirta ugu deeqday dhamaan bukaanadii ku wax yeeloobay , una qaaday dhawacyadii liitay dalka Turkiga si ay u helaan deeq caafimaad.

Bukaanadan oo ka koobnaa 6 ruux ayaa ka soo amababaxay Garoonka diyaaradahaย  ee magaalada Ankara oo ay ka sagootiyeen masโ€™uuliyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga iyo Masโ€™uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadkaย  ee Turkiga, waxaana lagu wadaa in ay soo gaaraanย  maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga ayaa dadaal dheer u gashay sidii ay ugu kuur gali laheyd Bukaanadaas, iyadoonaย  u xilsaaratay ย Xoghayaha labaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkigaย  C/qaadir Maxamed ย Xuseen Barqadle.

Xoghayaha labaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkigaย Barqadleย  ayaa warbaahinta qaranka Soomaaliyeed u sheegay ย in dhamaan dhawacyadii soo gaaraay dalka Turkigaย  dib loogu celiyay muqdisho, iyagoo caafimaad qaba, guud ahaan dhawacyadaas oo ka koobnaa 35 ruux iyo 34 ruux oo la socotay.

Xoghayaha labaad ee Safaaradda ayaa si wayn ugu mahadceliyay Dowlada Turkiga ,kuna amaanay sida ay iskugu xilqaantay una caawisay bukaanadii ay wax yeeladu ka soo gaaratay qaraxii 14kii October ka dhacay ย muqdisho.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo ka Tacsiyeeyay Geerida Xildhibaan Kabaweyne iyo Wasiiru Dowlihii Amniga Koonfur Galbeed

Next Post

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In