Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah shaqaalihii Maamulka Hawada oo dib ugu soo wareegay xarunta Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah shaqaalihii Maamulka Hawada oo dib ugu soo wareegay xarunta Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 25 sano oo ay ku howlgalayeen Shaqaaalaha maamulka Hawada Soomaaliya magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa qeybtii ugu horeysay oo ka kooban 34 ruux maanta ay ku soo noqdeen dalkooda si ay uga howlgalaan xarunta ugu weyn Maamulka Hawada Soomaaliya oo ay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ay ka hirgalisay Dowladda.

Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho waxa ku soo dhaweeyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya oo uu wehliyo Wasiirka ku xigeenka Wasaaradaasi iyo masuuliyiin kale

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar)  oo ka hadlayay soo noqoshada shaqaalaha maamulada hawada inay marqaati ka tahay in Soomaaliya dib ula soo wareegtay maamulka Hawadeeda, ayna shaqaalan ku shaqeyn doonaan xarunta ugu weyn ee magaalada Muqdisho.

“Maanta waxaan marag ka nahay, sida aan ku balan qaadnay 28-kii bisha December ee 2017-ka in Hawada Soomaaliya laga maamulaayo maalintaa ka bilaabata wadanka gudiisa, iany maanta noo soo guuren shaqaalihii hal bowlaha u ahaa hay’adda, 34 ka mid ah shaqaalalaasi oo tan iyo 1993-kii ka shaqeynayay xafiiska Nairobi ee dalka Kenya ay maanta si joogta ah u soo guureen magaalada Muqdisho, ayna ka shaqeyn doonaan xarunta hay’adda ee caasimadda dalka” ayuu yiri Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Mudane Oomaar ayaa intaas kadib waxa uu uu xariga ka jaray hoyga shaqaaha maamulka Hawada Soomaaliya waxaana uu ku dhiira galiyya bilowga howshooda inay si fiican u gutaan.

Jaamac Axmed Muuse Ku-simaha Maareeyaha Hey’ada Duulista iyo Sadaasha Hawada  iyo Cabdi Aadan Xasan  oo ka mid ah shaqaalaha maanta sida tooska u uga soo wareegay Muqdisho ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin  hawada Qaranka inay dib uga maamulaan gudaha dalka, muddo ka yar bilna ay ku howl bilaabayaan,

In ka badan 25 sano oo Hawada Soomaaliya laga maamulayay magaalada Nairobo ee dalka Kenya, ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay ku guuleysatay  dib ula soo wareegidda maamulka Hawada oo qeyb weyn ka ah ilaalinta xoriyadda iyo madax banaadida dalka.

 Abdishakuur Ali Ahmed

Previous Post

Ku dhawaad 500 oo arday oo maanta ka qalin jabisay Jaamacadda Soomaaliya

Next Post

Xaflad lagu soo dhaweynayay isku darka labada Baarlamaanka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Next Post
Xaflad lagu soo dhaweynayay isku darka labada Baarlamaanka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Xaflad lagu soo dhaweynayay isku darka labada Baarlamaanka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In