Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku dhawaad 500 oo arday oo maanta ka qalin jabisay Jaamacadda Soomaaliya

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Ku dhawaad 500 oo arday oo maanta ka qalin jabisay Jaamacadda Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladda oo ay ku qalin jabinayeen 479 arday oo dhameysatay Digreega koowaad ee Jaamacadda Soomaaliya kuliyadaha kala duwan ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacadu ku leedahay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir waxaana ka qayb galay maamulka saree Ee Jaamacadda waalidiinta qalinjabiyaasha iyo marti sharaf lagu casuumay.

Guddoomiyaha Jaamacadda Soomaaliya Dr Ismaaciil Cali Siyaad oo khudbad ka jeediyay xafladaan sida wanaagsan loo qaban qaabiyay ayaa waxaa uu dardaaran siiyay ardayda qalin jabisay oo uu u soo jeediyay in ay aqoontooda ugu adeegaan dalka iyo dadka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaan rabaa in aan halkaan kula dar daarmo ardayda qalin badalaneysa waxaad maanta dhameyseen digreega koowaad sii wada barashada cilmiga dadaalkiina badiya bulshadana ugu adeega cilmiga la idin baray dalkana hormar kiisa ka qayb qaata in dalka laga yaaco dal shisheeye la aado muhiimadu maahan dalkeenu waa kana an hormarsano”ayuu yiri Dr Ismaaciil.

Guddoomiyaha Boardka Jaamacadda Soomaaliya Prof Maxamed Macalin ayaa dhankiisu bogaadiyay ardayda Jaamacadda si gaar ah kuwa qalin jabiyay waxaana kuu u sheegay in ay yihiin mustaqbalka ifaya ee dalka.

“Dhalinyarada hablaha iyo wiilasha isugu jira ee quruxda badan waxaad ogaataan waxaad tihiin mustaqbalkii dalkaan waxaad ka qayb qaadataan hormarka dalka waxaa astaan u noqo kartaan wajiga soo kabashada dalka” ayuu yiri. Prof Maxamed

Ugu dambeyntiin qaar ka mid ah ardayda ayaa la hadlay tv ga qaranka waxaana ay muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin ka mira dhalinta dadaalkii dheeraa ee ay soo sameeyeen.

 

Previous Post

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo mar kale ka wada hadlay xaaladda Xadka labada Dal.

Next Post

Qaar ka mid ah shaqaalihii Maamulka Hawada oo dib ugu soo wareegay xarunta Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Qaar ka mid ah shaqaalihii Maamulka Hawada oo dib ugu soo wareegay xarunta Muqdisho “SAWIRRO”

Qaar ka mid ah shaqaalihii Maamulka Hawada oo dib ugu soo wareegay xarunta Muqdisho "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In