Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaban Qaabada Caleema saarka Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed oo ka socota balliqardhaas “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qaban Qaabada Caleema saarka Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed oo ka socota balliqardhaas “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed Ayaa dhowaan Lagu Wadaa In Lagu caleemo saaro balliqardhaas Oo 4KM Dhanka Bari kaga beegan degmada Xarfo.

Sanadkan Bartimihisa ayay ahayd marki Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed siwayn loogu soo dhoweyay Degmada Xarfo, waxaana inta uu ku sugnaa Deegaanka uu kulamo la qaatay waxgaradka Beesha Maxamed Cumar ( Cumar Maxamuud ), kulamadaas looga arrinsanayay qaabka loo wajihi lahaa isbedel horumarineed oo Muuqata oo ay beeshu ku tilaabsato.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Degmada Xarfo waxa ay ka mid tahay Degmooyinka Faca Wayn isla markaana xilligan laga dareemaayo isbedelo dhinaca dhismaha iyo baahinta adeegyada aasaasiga, Waxaana Lagu amaana in ay leedahay Adeegyo ay ka mid yihiin caafimaadka, waxbarashada iyo ganacsiga.

Guddiga qabanqaabada Xafladda caleemo saarka Suldaan Sh. C/qani Qorane Ayaa Sheegay inay kaso qaybgeli Doonaan Madaxda Dowladda, Isimada ugu Sareeya Soomaaliya, nabadoono, qeybaha bulshada rayidka kuwaas ka kala imaan doona dalka gudihisa iyo dibaddisa.

1_1 2_1 3_1 4_1 5_1 8_1 9_1 11_1 13_1 14_1 17_1 SAM_4541 SAM_4639 SAM_4736 SAM_4883 SAM_4898 SAM_4901 SAM_4913 SAM_4915

Previous Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo loo doorta Baarlamaanka Canada

Next Post

Shirkii wada tashiga oo goor dhaweyd lagu soo gebagebeeyay Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Shirkii wada tashiga oo goor dhaweyd lagu soo gebagebeeyay Muqdisho “Sawirro”

Shirkii wada tashiga oo goor dhaweyd lagu soo gebagebeeyay Muqdisho "Sawirro"

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In