Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga oo ka socoto garoonka Aadan Cadde

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Turkiga oo Mashaariic Horumarineed ka hirgaliyay Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Turkgia Recep Tayyip Erdoğan ayaa la filayaa in uu saacadaha soo socda uu soo gaaro garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay iminka ku suganyihiin Madaxda ugu sareysa ee dalka, kuwaasi oo diyaar u ah soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Bashiir Khaliif Gaani oo ku sugan gudaha garoonka ayaa ku soo waramay inay iminka socoto qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa la filayaa inay si wada jir ah xariga uga jaraan mashaariic horumarineed oo ay dowladda Turkiga ka hirgelisay gudaha dalka.

Booqashada Madaxweynaha Turkiga oo ah mid taariikhi ah ayaa noqoneysa markii labaad ee uu dalka ku yimaado, iyadoo sanadkii 2011-ka ay uu soo booqday caasimadda dalka ee Muqdisho, xilligaasi oo uu ahaa Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga.

Previous Post

DAAWO MUUQAAL-Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay dalka “SAWIRRO”

Next Post

Sawirro,Madaxweynaha oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyay amiirka cusub lana kulmay

Next Post
Sawirro,Madaxweynaha oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyay amiirka cusub lana kulmay

Sawirro,Madaxweynaha oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyay amiirka cusub lana kulmay

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In