Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qadar oo Malaayiin Doollar SiinaysaTuunisiya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qadar oo Malaayiin Doollar SiinaysaTuunisiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Qadar ayaa ballan qaaday inay ku kabayso dhaqaalaha dalka Tuunisiya  kaalmo lacageed oo dhan laba bilyan oo Doollar.

Qadar ayaa kaalmadaasi ay siinayso dalka Tuunisia ka sheektay  furitaanka shirweyne lagu maalgelinayay dalka Tuniisiya kaa oo ay ka qeyb galeen in badan 2 – kun qof  oo isugu jiray ganacsato iyo siyaasiyiin  ka kala socoday Caalamka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Amiirka dalka Qadar Tamiim bin Xamad Al-Taani ayaa  shirkaasi ka sheegay inuu dalkiisu kordhin doonto kaalmada uu siinayo dalka ay walaalaha yihiin  eeTunisia talaabadaasi oo ujeedkeedu ku sheegay kor u qaadida dhaqaalaha  dalkaasi.

Madaxweynaha dalka Tunisia  Baji Qaid Al-sabsabi oo isna shirkaasi ka hadlay ayaa  ka mahadceliyay kaalmadaasi, wuxuuna  sheegay inay Xukuumadiisu  kacdoonkii  lix sano kadib  ay iminka ka soo kabsanayso hoos u dhacii dhaqaale ee saamayay.

Shirka maalgashiga oo ka socoda Caasimadda dalka Tunisa ee   tunis, ayaa la filayaa in lagu ururiyo lacag dhan $30 bilyan
oo maalgelin ah.

Previous Post

Bariga Magaalada Mosul oo biyo la’aan ah

Next Post

Daawo Sawiro: Shirkii caalamiga ahaa ee warbaahinta oo lasoo gabagebeeyey

Next Post
Daawo Sawiro: Shirkii caalamiga ahaa ee warbaahinta oo lasoo gabagebeeyey

Daawo Sawiro: Shirkii caalamiga ahaa ee warbaahinta oo lasoo gabagebeeyey

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In