Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo ka walaacsan xaaladaha ka sii daraya ee dadka iyo deegaanka Gaza

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo ka walaacsan xaaladaha ka sii daraya ee dadka iyo deegaanka Gaza
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (OHCHR) ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin ciidamada Israa’iil oo laga yaabo in ay sabab u noqdaan burburka deegaanka iyo dadka reer Falastiin ee ku nool woqooyi Gaza, iyada oo loo sii marayo xasuuqid iyo barakicin.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026

Qaramada Midoobay waxay si gaar ah uga walaacsan tahay dadka ku nool Jabalia, Beit Hanoon iyo Beit Lahiya, halkaas oo in ka badan 87 falastiiniyiin ah lagu dilay ama la la’yahay ka dib markii ay Israa’iil weerartay oo dhulka la sintay dhisme dhan oo la deggan yahay.

Qaramada Midoobay ayaa intaa ku dartay in cagaf-cagaf ay leeyihiin ciidamada Israa’iil ay burburiyeen daar ku taallay koonfurta Lubnaan oo ay ku sugnaayeen ciidamada nabad ilaalinta qaramada midoobay oo muddo sanado ah halkaasi ku joogay ogolaanshaha caalamiga ah ee UN-ka.

Dhinaca kale,ugu yaraan 12 gantaal oo Israa’iili ah ayaa ku dhacay duleedka koonfureed ee Beirut ,halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 16 qof, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Lubnaan.

Dagaalka Qaza waxaa illaa hadda ku dhintay ugu yaraan 42,603 ​​qof ,halka dhaawaca lagu sheegay 99,795,iyadoo sidoo kale duqeynaha Israel ee Lubnaan ay ku dhinteen in ku dhow laba kun oo ruux.

Previous Post

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dalka dib ugu soo celisay qaxooti Soomaaliyeed oo muddo ku xanibnaa dalkaas

Next Post

Shir sanadeedka labaad ee Furdooyinka Urur Goboleedka EAC oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Tanzania

Next Post
Shir sanadeedka labaad ee Furdooyinka Urur Goboleedka EAC oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Tanzania

Shir sanadeedka labaad ee Furdooyinka Urur Goboleedka EAC oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Tanzania

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In