Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo shaacisay halka lagu qaban doono madasha wadahadalka siyaasadeed ee Liibiya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo shaacisay halka lagu qaban doono madasha wadahadalka siyaasadeed ee Liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada Midoobay ayaa bayaan ay soo saartay oo uu baahiyay afhayeenka Qaramada Midoobay Stephan Dujarric, lagu sheegay in Madasha Wadahadalka Siyaasada Liibiya lagu qaban doono Switzerland horraanta bisha soo socota ee Febraayo.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in howsha koowaad ee Hay’ada Fulinta ee Ku Meel Gaarka ah ay noqon doonto in waddanka ay ku hogaamiso doorashooyin  guud oo la filaayo in ay qabsoonto  bisha December ee sanadkan, iyo inay dib u midoobaan hay’adaha dowliga ah ee Liibiya.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Sidokale Bayaanka waxaa lagu muujiyey in Kusimaha Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Libya, Stephanie Williams, ay maamuli doonto madasha, ka qabsoomi doonto  Switzerland inta u dhexeysa 1-da ilaa 5-ta Febraayo.

Dhanka kale, afhayeenka ciidamada Liibiya, Ahmed Al-Mismari, ayaa sheegay  in ay jiraan  dhaqdhaqaaqyo qorsheeysan oo ay damacsanyahiin maleeshiyaadka ka soo horjeeda Dawladda.

Al-Mismari ayaa sheegay in maleeshiyaadka mucaaradka ah bar tilmaameed koodka uu  yahay  xarunta howlgalka Qaramada Midoobay ee Tripoli, Afhayeenka ciidanka Liibiya ayaa wuxuu intaas ku daray in maleeshiyaadkan  ay isku dayayaan inay carqaladeeyaan nabadda Liibiya.

Previous Post

Warka Subaxnimo

Next Post

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

Next Post
Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In