Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay dhisidda Madasha Qaran ee Wada-tashiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Nicholas Kay:Dhalinyaradu Waxa Ay La Imaan Karaan Tamar Iyo Firfircooni Cusb .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Kay ayaa soo dhaweeyay shirkii shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ee lagu dhisay madasha wada-tashiga Qaran.

Wuxuu sheegay ergaygu in Qaramada Midoobay ay taageereyso madashan, ayadoo la shaqeyneysa dowladda Federaalka ah “Qaramada Midoobay waxay taageeri doontaa hannaankaan wada-tashi, ayadoo la shaqeyneysa dowladda federaalka ah iyo dhinacyada kale ee ka shaqeynaya” ayuu yiri Danjire Kay.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Sidoo kale wuxuu ergaygu tilmaamay in loo baahan yahay in talada laga qeyb galiyo dhammaan dadka Soomaaliyeed oo ay ku jiraan qurbo-joogto.

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay soo gabagabeysay shir looga hadlayay sida waddanka looga qaban karo doorasho sanadka 2016-ka, kaas oo ay ka qeyb galeen baarlamaanka, xukuumadda, maamullada gobollada iyo wakiilo ka socday beesha caalamka. Shirkaas waxaa lagu dhisay Madal Wadatashi oo ay dowladdu hoggaaminayso, taas oo ka shaqeyn doonta sidii loo heli lahaa dowladda cusub sanadka 2016-ka.

Previous Post

Dhageyso barnaamijka dhacdooyinka maanta

Next Post

Kaalinta bulshadu ku yeelan karaan ammaanka oo laga hadlay-SAWIRRO

Next Post
Kaalinta bulshadu ku yeelan karaan ammaanka oo laga hadlay-SAWIRRO

Kaalinta bulshadu ku yeelan karaan ammaanka oo laga hadlay-SAWIRRO

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In