Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Manchester-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Manchester-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yeraan 19 ruux ayaa geeriyootay, halka 50 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax loo maleynayo in ay argagaxiso ka dambeyso uu ka dhacay magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska.

Weerarka ayaa dhacay saacadda UK 22:35, iyadoo goobta uu qaraxa ka dhacay ay ka socotay bandhi faneed ay qabanaeysay fanaanada reer Mareykanka ย Ariana Grande.

Related posts

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026

Raโ€™iisul wasaaraha dalka UK Theresa May, ayaa tacsi u dirtay dadkii ku waxyeloobay qaraxa,waxayna xustay ” Waxaa ay booliisku la tacaalayaan ayaa ah fal argagaxiso “.

Ciidamada kala duwan ee dalkaas ayaa goobta loo daad gureeyay, waxaana dadka dhaawacmay la aaminsan yahay in ay soo gaareen firirada qaraxa sababay.

Raโ€™iisul wasaaraha ayaa sheegtay in ay hakineyso ololaha doorashada oo dhowaan dalkaas lagu qaban doono isla markaana shir guddoomin doonto shir deg deg ah oo arintan looga hadli doono.

“Waxaan ka shaqeynaynaa sidii loo heli lahaa faahfaahino ku saabsan waxa magaalada Manchester ka dhacay, ” ย ayay sheegtay May.

Dadka goobta ku sugnaa ayaa lagu soo waramayaa in ay ku badnaayeen haween iyo carruur, iyadoo hoolka qaraxa uu ka dhacay uu qaadi 21-kun hase ahaatee ilaa iyo hadda lama xaqiijinin tirada xalay ku jirtay kolkii qaraxa uu dhacay.

Previous Post

Faahfaahin ciyaartooy lagu rasaaseeyay duleedka Muqdisho

Next Post

Wasiirka Maaliyadda oo kormeeray Howlaha Dekadda Muqdisho

Next Post
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir caalami ah uga qeybgalay dalka Mareykanka

Wasiirka Maaliyadda oo kormeeray Howlaha Dekadda Muqdisho

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

February 10, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...

๐Œ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ฅ๐ข ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ข๐ง ๐€๐๐๐ข๐ฌ ๐€๐›๐š๐›๐š ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐ญ๐ก ๐€๐” ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In