Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaraxaan oo ahaa mid uu Nafti halige ka tirsan Al Shabaab u soo adeegsadey gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala beegsadey inta u dhexeysa Hotel SYL iyo Ilinka hore ee Madaxtooyada, ayadoo ka hor inta uusan dhicin qaraxu gaariga ciidamada amnigu huwiyeen Rasaas taaso sababtay inuu Nafti haligaha gaariga wadey ka qal qalo halkii uu ku socday.

Goobta qaraxu uu ka dhacey dhismooyinkii ka agdhawaa ayaa bur burey guud ahaan  waxaana sidoo kale goobta qaraxu uu ka dhacey lagu arkaya gadiid aad u fara badan oo markaa wadooyinka isticmaalayey oo qaraxu bur buriyey, waxaana jira qasaare dhimasho iyo dhaawac inkasto wali hayadaha amniga iyo gurmadka caafimaadka oo koobida qasaaraha qaraxa ka dhashey ku howlan aysan faah faahin wali

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Gaariga qaraxan wadey ayaa ahaa mid aad u weyn marka loo eego xadiga bur burka goobta qaraxu uu ka dhacey ka muuqaneysa.

Previous Post

France waxaa ay raadineysaa xiriirka Muslimiinta

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Saraakiisha ciidanka oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay inta u dhexeysa Ilinka Madaxtooyada iyo Hotel SYL

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Saraakiisha ciidanka oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay inta u dhexeysa Ilinka Madaxtooyada iyo Hotel SYL

DAAWO SAWIRRADA: Saraakiisha ciidanka oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay inta u dhexeysa Ilinka Madaxtooyada iyo Hotel SYL

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In