Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRRADA: Saraakiisha ciidanka oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay inta u dhexeysa Ilinka Madaxtooyada iyo Hotel SYL

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA: Saraakiisha ciidanka oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay inta u dhexeysa Ilinka Madaxtooyada iyo Hotel SYL
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 4 qof ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay inta u dhexeysa Ilinka Madaxtooyada iyo Hotel SYL.

Qaraxaan oo ahaa mid uu Nafti halige ka tirsan Al Shabaab u soo adeegsadey gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ciidamada amniga waxa ay rasaas kaga soo bilaabeen taalada Siyidka, kaasi oo isaga oo lugaha gaariga banjarsanyihiin uu ku qarxay inta u dhexeysa Ilinka Madaxtooyada iyo Hotel SYL, sida uu Radio Muqdisho u sheegay Taliya qeybta guud ee booliska Gobolka Banaadir G/sare Bishaar Abshir Geeddi.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Goobta qaraxu uu ka dhacey dhismooyinkii ka agdhawaa ayaa bur burey guud ahaanย  waxaana sidoo kale goobta qaraxu uu ka dhacey lagu arkaya gadiid aad u fara badan oo markaa wadooyinka isticmaalayey oo qaraxu bur buriyey, waxaana jira qasaare dhimasho iyo dhaawac inkasto wali hayadaha amniga iyo gurmadka caafimaadka oo koobida qasaaraha qaraxa ka dhashey ku howlan aysan faah faahin wali

Wixii faah faahin wan idin soo gudbineynaa

vlcsnap-2016-08-30-13h39m30s980 vlcsnap-2016-08-30-13h39m24s460 vlcsnap-2016-08-30-13h39m14s282 vlcsnap-2016-08-30-13h39m05s719 vlcsnap-2016-08-30-13h39m00s406 vlcsnap-2016-08-30-13h38m21s870 vlcsnap-2016-08-30-13h38m15s252 vlcsnap-2016-08-30-13h37m58s375ย ย vlcsnap-2016-08-30-13h37m34s988 vlcsnap-2016-08-30-13h36m40s141 ย ย vlcsnap-2016-08-30-13h35m11s625 vlcsnap-2016-08-30-13h35m05s056 vlcsnap-2016-08-30-13h34m52s819 sawie vlcsnap-2016-08-30-13h39m46s140

01
02
03
04
06

Previous Post

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho

Next Post

Wasaaradda arimaha Gudaha oo ka hadashay Qorshaha Qaxootiga ka soo laabanaya Kenya

Next Post
Wasaaradda arimaha Gudaha oo ka hadashay Qorshaha Qaxootiga ka soo laabanaya Kenya

Wasaaradda arimaha Gudaha oo ka hadashay Qorshaha Qaxootiga ka soo laabanaya Kenya

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In