Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Qaraxyada lala eegto goobaha ganacsiga, maxay diintu ka qabtaa? – DHAGAYSO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Faahin Faahin dheeri ah oo ka soo baxaysa qarax ka dhacay Hotel Jazeera
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Al-Shabaab ee argagixisada ah, waxay mar kale fulisay weerarradii ay ku bartilmaameedsan jirtay goobaha ay ku badan yihiin dadka rayidka ah, waxay qarxiyeen Hoteel Jazeera oo ay ku dhintaa dad ka badan 10 qof, tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

Dadka ay wax gaareen waxaa ku jiray shacab degganaa hoteelka iyo qaar waddada marayay. Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay weerarkaas oo ay ku faaneen, kuna sifeeyeen mid ay ku aargoosanayaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhowr weerar oo noocaan ah ayay kooxdu horay uga fulisay dalka, qaarkood waxay la begsatay goobo waxbarasho, Hoteello horay ayay u weerartay, ayadoo qaraxyo ka geysatay masaajid ay  dad ku tukanayeen.

Dhammaan ficilladaas ay gummaaday shacabka Soomaaliyeed, ayay kooxdu ku faantaa, ayadoo waliba la xiriirisa diinta Islaamka, waayo kooxdan waxay ku andacootaa in ficilladoodu ay yihiin JIhaad.

Haddaba, maxay diinta Islaamku ka qabtaa in la laayo dad aan waxba galabsan, in la bartilmaameedsado goobaga ganacsiga ama ay shacabku isugu imaanayaanse maxay diintu ka qabtaa?

Barnaamijkeena Tubta Toosan ee toddobaadkaan ayay uga hadalnay, waxaana marti noogu ahaa sheekh Muuse Macalin Cagaweyne, qeybtan hoose ka dhagayso.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/07/TUBTA-TOOSAN-27.07.2015.mp3
Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Tartanka kubadda cagta ee degmoyinka oo furmay iyo Yaaqshiid oo badisay “SAWIRRO”

Next Post
Tartanka kubadda cagta ee degmoyinka oo furmay iyo Yaaqshiid oo badisay “SAWIRRO”

Tartanka kubadda cagta ee degmoyinka oo furmay iyo Yaaqshiid oo badisay "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In