Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qasaarihii ka dhashay Weerarkii shalay ee Ankara oo sii kordhaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qasaarihii ka dhashay Weerarkii shalay ee Ankara oo sii kordhaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

DowladdaTurkiga ayaa Sheegtay in ay kor u kacday tiradii dhimashada ee Qaraxyadii ka dhacay dibadbax nabadeed oo ka socday magaalada caasimadda u ah dalkaas ee  Ankara.

Xukuumadda ayaa shaacisay in dhimashadu ay gaarayso 96 qof, iyada oo ugu Yaraan 200 oo ruuxna ay ku  dhaawacmeen dhacdadaas.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxda Xarumaha  Caafimaadka ee dalka Turkiga ayaa sheegay in dhimashadu ay sii kordhi karto Maalmaha soo socda, maadaama ay dhaawacyada qaarkood ay Daranyihiin.

Qaraxyada ayaa ka dhacay meel u dhow albaabka weyn ee goob ay tareenadu istaagaan oo ku taalla degmada Ulus ee magaalada Ankara.

Sababaha Qaraxyadaas  ayaa loo malaynayaa in  ay ahayd in la dilo tiro badan oo ka mid ah dadkii sida Nabadda ah u dibadbaxayay.

Meeshii ay weerarada ka dheceen ee Magaalada Caasimadda ah ee Ankara ayaa waxaa daadsanaa dad Maydad ah ku waas oo u muuqday in ay waxyeellada Qaraxyada ay saameeyeen, iyadoo isla goobta ay daadsanaayeen Calanka Jaallaha ah ee uu leeyahay Xisbiga Dimoquraadiga ee Kurdiyiinta ee loo Soo gaabiyo “ HDP”

Mas’uuliyadda weeraradaas shalay dhacay ayaa loo aanaynayaa Ururrada ISIS iyo PKK balse wali macadda cidda sida toos ka ah uga dambaysa  qaraxyadaas Qasaaraha gaystay.

Previous Post

Garsoorayaasha Soomaaliya iyo Masar oo Tababar Muqdisho loogu soo xiray “SAWIRRO”

Next Post

Fursado shaqo oo ka bannaan Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya

Next Post

Fursado shaqo oo ka bannaan Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In