Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaybtii Saddaxaad ee Carruurta Dibjirka ah oo laga Uruuriyay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaybtii Saddaxaad ee Carruurta Dibjirka ah oo laga Uruuriyay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sahro Cumar Xasan oo Wadda Olole lagu daryeelayo Carruurta Darbi jiifka ah ayaa la wareegtay Mas’uuliyadda iyo daryeelka qeybtii Saddaxaad ee Carruurta Dibjirka ah ee ku Dayacan Xaafadaha, Suuqyada iyo goobaha kale ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamo ka Ammar Qaadanaya Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya isla markaana ay marwadu la socoto ayaa qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ka sameeyay Howlgallo lagu Uruurinayo Carruurta Dibjirka ah ee ku dhibaataysan Caasimadda isla markaana haysan wax daryeel waalidnimo ah.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Marwo Sahro Cumar Xasan oo Warbaahinta Qaranka la hadashay ayaa Sheegtay in qorshahaan lagu Uruurinayo Carruurta Dayacan uu ka socon Doono Magaalada Muqdisho  illamaa inta laga waayo Carruur hooyo la,aan Ama Daryeel Xumi ku haysato Magaalada.

“Waa habeenkii Saddaxaad ciidamaduna ay soo Uruuriyaan Anigana waa Habeenkii labaad Aan kala qayb galo Runtii sifiican ayey u socotaa waa adigaa Arkaaya Howlaha aan Ku Uruurinay iyo in aan  kala soo Cayno been iyo Run ha Inoo sheegaanee waan tixgalinaynaa, qaar baa ku dhahaaya Hooyaday waan ka soo tagay, qaar baa ku dhahaaya ayeeyadeey waa ka soo Tagay, qaar baa ku dhahaaya daba ka fuul ayaan ahay marka annaga waxaa Naga go,an inaan siday noqotaba aanu daryeel u samayno” Ayey Tiri Marwada Madaxweynaha.

Dhinaca kale Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sahro Cumar Xasan ayaa Digniin u dirtay dadka sida macna la,aanta ah isaga fadhiya darbiyada iyadoo sheegtay in ciidamadu dadka nuucaas ah ay soo qaban doonaan si loo daryeelo, iyadoo baaq u dirtay walidiinta Soomaaliyeed kaas oo ku Aadan in Carruurta aysan Awoodin inay daryeelaan ku soo wareejiyaan xarunta lagu Xannaaneeyo Carruurta Daryeel la,aanta ku haysato Magaalada Muqdisho si loo Xannaaneeyo.

Qorshahaan ay waddo Marwada Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa jaanis Ama fursad ballaaran u Abuuraysa Carruur in muddo ah aanan helin daryeel Walid iyo Mid walaal intaba kuwaas  oo qaar kood waqtibadan ku qaatay Daryeel la,aantaas.

Previous Post

Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya oo markale ka hadlay socdaalkiisa “Dhageyso”

Next Post

Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Dib u eegista Miisaaniyadda Qaranka

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Dib u eegista Miisaaniyadda Qaranka

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In