Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qeybo kamid ah xarunta ciidanka Cirka oo dib loo dhisaayo-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Qeybo kamid ah xarunta ciidanka Cirka oo dib loo dhisaayo-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed sareeyo gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta sheegay inay qalabeyn doonan xafiisyada taliska ciidanka cirka oo maanta la dhagax dhigay.

Taliyeyasha Ciidamada Asluubta Soomaaliya, sareeyo gaas Bashiir Maxamed Jaamac,taliyaha ciidanka Bada sareeyo guuto Maday Nuurow Sheekh Ufurow iyo Taliyaha Ciidanka Cirka  sareeyo guuto Maxamuud Sheekh Cali (Dable Baylood) aya maanta dhagax dhigay xarunta Taliska Ciidanka Cirka Soomaaliya oo ku taal magaalada Muqdisho.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac, (Bashiir Goobe) ayaa tilmaamay in ciidanka asluubta Soomaaliya uu qalabeydoono xafiisyadaan cusub markii uu dhamaado dhismaha Xarunta.

dhanka kale, taliyaha ciidanka cirka ee Soomaaliya sareeyo guuto Maxamuud Sheekh Cali oo ku magac dheer Dable Baylood ayaa sheegay in xarunta maanta ay dhagax dhigeen ay tahay xafiisyadii saraakiisha ciidanka cirka.

vlcsnap-2016-08-01-14h52m01s820
vlcsnap-2016-08-01-14h52m01s820 (1) vlcsnap-2016-08-01-14h52m01s820 vlcsnap-2016-08-01-14h52m25s365

Previous Post

11 Askari ee lagu eedeeyay weerarkii Erdogan oo la xiray

Next Post

Aqoon is waydaarsi qeyb ka ah Bandhiga Buugaagta Caalamiga ee Garoowe oo ay Qabatay (AGA)

Next Post
Aqoon is waydaarsi qeyb ka ah Bandhiga Buugaagta Caalamiga ee Garoowe oo ay Qabatay (AGA)

Aqoon is waydaarsi qeyb ka ah Bandhiga Buugaagta Caalamiga ee Garoowe oo ay Qabatay (AGA)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In