Saturday, February 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qiimo korar laga dareemaayo Nuucyada qudaarta Muqdisho

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Qiimo korar laga dareemaayo Nuucyada qudaarta Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Labadi maalin ee la soo dhaafay   qiimo koror ku yimid baradhada oo ka mid ah nuucyada ugu isticmaalka badan qudaarta. Baradha ayaa waxaa  marki horay lagu kala iiban jiray kiilada 18 kun ilaa 20 kun oo shilin soomaali ah haatane waxa ay mareysaa  kiilada 40, kun oo shilinka  soomaali ah.

Waxaa isweydi mudan Sarakacaan baxaada leh ee  ku yimid qudaartaan baradhada oo sameyn weyn ku yeelatay bulshada soomaaliyeed waana marki ugu horeysay oo ay gaarto heerkaan  o kale.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026

Waxaana  ka wareysanay  mid ka mid ah dadka ka ganacsada qudaarta ee suuqyada magaalada muqdisho oo nooga waramay sarakacaan ku yimid baradha  iyo waxa sababay in ay hal mar sidaan qimaheedu u kaco.

Qiimo karorkan  ku yimid baradhada oo si weyn looga istcimaalo soomaaliya iyado xogeeda uu ka imaan jirtay dalka itoobiya waxaana lo aaneyay saracaan isku socodka gaadidka soomaaliya iyo itoobiya oo yaraaday ka dib qilaaf u dhaxeya qoomiyada urumiya oo degta dalka itoobiya iyo soomaalida.

C/qaadir Cali Axmed oo ka tirsan warbaahinta Qaranka ayaa socdaal ku maray Suuqyada lagu gado nuucyada qudaarta si uu ugu kuurgalo qiimo korarka qudaarta.

Previous Post

Guddiga Taakuleynta Ciidamadda oo daah furay Barnaamijka Taakuleynta Ciidamadda Qalabkasido.

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee Radio Muqdisho

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

February 14, 2026
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In