Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoomiyadda Amxaarada ee Dalka Itoobiya oo ka hor timid damaca qalafsan ee Aby Ahmed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Qoomiyadda Amxaarada ee Dalka Itoobiya oo ka hor timid damaca qalafsan ee Aby Ahmed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoomiyadda Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa ka hor timid damaca qalafsan ee Abii Axmed ku doonayo qeyb ka mid ah Baddeena.

Qaar ka mid ah shacabka Amxaarada oo ka hadlay heshiis beenaadkii dhexmaray Rai’sul wasaaraha Itoobiya Abii Axmed iyo Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi ayaa adkeeyay in is-afgarad ku sheegaasi uu ahaa mid qar iska tuurnimo ah oo aan laga fiirsan.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Waxaa ay sheegeen shacabka Amxaarada Itoobiya in shacabka Soomaaliyeed ay ku garab taaganyihiin iney difaacdaan midnimada iyo Madaxbanaanida Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.

Bulshada Amxaaradu waxey dowladdooda u sheegeen in ay lama taabtaan tahay ixtiraamka Darisnimo oo saldhig u ah Nabadgelyada iyo Horumarka labada dal.

Ugu dembayntii bulshada Amxaarada ayaa Rai’sul wasaaraha Itoobiya u soo jeediyey inuu ka fogaado wax waliba oo dhawaaci kara darisnimada sida inuu faragalin qaawan ku sameeyo dal madax bannaan.

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda UNOCHA ee Soomaaliya

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doxa kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Farmaajo

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doxa kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Farmaajo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doxa kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Farmaajo

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In