Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoxootiga Yurub galay Sanadkan oo lagu qiyaasay inka badan hal Milyan oo qof

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qoxootiga Yurub galay Sanadkan oo lagu qiyaasay inka badan hal Milyan oo qof
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka  (IMO) ayaa sheegtay in Sanadkaan oo kaliya ay kor u dhaafayaan qoxootiga Yurub soo galay hal milyan oo qof kuwaas oo ka kala yimid dalal Africa iyo Barriga dhexe, waana markii ugu horaysay tan iyo dagaalkii labaad ee Dunida

Hay’adda ayaa sheegtay in qoxootigaan ay badankooda ka soo carareen dalalka ay colaaduhu ka jiraan sida Syria oo kale oo la sheegay in tirade ugu badan ay gashay Shantii sano ee ay dagaaladu ka socdeen,

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Waxaana laba meelood dadkaasi meel ka mid ah ay yihiin Syria, halka dalalka Afganistan iyo Ciraaq ay soo labeeyaan Syria kuwaas oo iyana ay Colaado ka taagan yihiin.

Qaxootigan ayaa ku qul-qulay dalalka Greece, Bulgaria, Italy, Spain, Malta iyo Cyprus sanadkan, ayada oo 800,000 oo dadkaas ka mid ah ay dhinaca badda ku gaareen dalka Greece.

Ururka caalamiga ah ee socdaalka ayaa sheegay in 3,600 oo qof ay ku geeriyoodeen ama lagu waayey badda meditareeniyaanka, ayada oo isku dayaya inay kasoo gudbaan waqooyiga Afrika una gudbaan Talyaaniga.

IOM waxa ay sheegtay in wax ka yar 35,000 oo muhaajiriin ama qiyaastii 3% ay dhinaca dhulka ee dalalka Turkey iyo Bulgaria uga gudbeen dalka Greece.

Previous Post

Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo fasaxday Shaqaalaha Soomaaliyeed maalinta birri ah” Dhagayso”

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la-tashiyo ah ka wada magaaladda Beledweyn”Sawirro”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la-tashiyo ah ka wada magaaladda Beledweyn”Sawirro”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la-tashiyo ah ka wada magaaladda Beledweyn"Sawirro"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In