Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barakacayaal bacaha roobka loogu qeybiyay Cadaado+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Barakacayaal bacaha roobka loogu qeybiyay Cadaado+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Qoysas barakacayaal ah oo ku nool magaalada Cadaado ayaa maanta loo qaybiyay Bacaha roobka laga galo,  iyadoo ay komeereen mudanayaal ka tirsan aqalka sare iyo gudoomiyaha degmada.
Qoysaskan oo gaaraya ilaa 186- ayaa isugu jira kuwa horay u daganaa Cadaado iyo qaar maalmo ka hor ka soo barakacay magaalada Gaalkacyo, waxaana deeqdan Teendhooyinka ah maanta  gaarsiiyay Abshir Maxamed Axmed Bukhaari oo ka tirsan mudanayaasha aqalka sare ee dhawaan la doortay.
Gudoomiyaha degmada Cadaado C/llahi C/raxmaan Tootoole oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii maanta barakacayaashan soo booqatay ayaa ku baaqay in la caawiyo dadkan oo qaarkood ay duruuf adag ku suganyihiin.
Abshir Maxamed Axmed oo ah mudanihii ugu horeeyay ee Aqalka sare ee Soomaaliya yeelato ayaa sheegay in uu xoogga saari doono wax u qabashada dadka danta yar.
Waxa uu xusay in Iskuul ay Carruurta barakacayaasha ah wax ku bartaan uu dhisi doono, Macalimiina uu isagu keenayo, sidoo kalena dugsi Qur’aanka Kaamkana la baraalin doono
Dhawrkii todobaad ee la soo dhaafay ayaa magaalada Cadaado waxaa soo gaaray in ka badan 200 oo Qoys oo ka soo barakacay colaadda ku soo laalaabatay magaalada Gaalkacyo.
2 3 8 9 10 11 19 20 21 23 24 25 26 27 28 29 30 31 34
Previous Post

Maleeshiyaadka Shabaab oo cuna-qabateyn ku soo rogay dadka ku nool bariga gobolka Galgaduud

Next Post

Danjiraha Talyaaniga oo maanta Booqday Akadeemiyada Booliiska ee Jeneraal Kaahiye+Sawirro

Next Post
Danjiraha Talyaaniga oo maanta Booqday Akadeemiyada Booliiska ee Jeneraal Kaahiye+Sawirro

Danjiraha Talyaaniga oo maanta Booqday Akadeemiyada Booliiska ee Jeneraal Kaahiye+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In