Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas danyar ah oo deeq hilib ah loogu qaybiyay Cadaado+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qoysas danyar ah oo deeq hilib ah loogu qaybiyay Cadaado+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
In ka badan 1,600 oo Qoys oo ku nool degmada Cadaado ayaa ka faa’iideystay deeqdan hilibka ah shalay iyo maanta, iyadoo qaybinteeda uu goob joog ka ahaa Gudoomiyaha degmada Cadaado.
Deeqdan waxaa bixisay hay’adda gargaarka Sucuudiga ee Soomaaliya, waxaana loogu talagalay munaasabadda Ciiddul Adxaa in danyarta looga farxiyo.
Farxaan Baddal Ciid oo ka mid ah mas’uuliyiinta deeqdan loo soo wakiishay inay bulshada gaarsiiyaan ayaa sheegay in magaalada Cadaado lagu qaybiyay ilaa 500 oo neef oo Ari ah oo loogu talagay in maalmaha ciidda danyarta hilib ahaan loogu qaybiyo.
Gudoomiyaha degmada Cadaado C/llahi C/raxmaan Tootoole ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay ku boorrinayaan dadka wax haysta inay caawiyaan Qoysaska saboolka ah si ay farxad ugu ciiddaan.
DSC00326 DSC00325 DSC00324 DSC00322 DSC00321 DSC00317 DSC00311 DSC00308 DSC00301 DSC00300 DSC00299 DSC00295 DSC00293 DSC00292 DSC00281 DSC00280 DSC00278 DSC00276 DSC00275 DSC00265 DSC00263 DSC00257 DSC00256 DSC00255
Previous Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Wafdi Uu Hogaaminayo Danjire Jamaal oo Mombasa Ku Booqday Maxaabiis Ku Xukuman Burcad Badeednimo

Next Post
Wafdi Uu Hogaaminayo Danjire Jamaal oo Mombasa Ku Booqday Maxaabiis Ku Xukuman Burcad Badeednimo

Wafdi Uu Hogaaminayo Danjire Jamaal oo Mombasa Ku Booqday Maxaabiis Ku Xukuman Burcad Badeednimo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In