Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas degan Tuulooyinka uu maro Webiga Jubba oo ka Barakacay Guryahooda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Qoysas degan Tuulooyinka uu maro Webiga Jubba oo ka Barakacay Guryahooda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa marba marka ka dambeysa sii krdhaya Fatahaada uu sameynayo webiga Jubba ee mara degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, taasi oo ah tii ugu balaarneyd muddo ka badan ilaa 26 sanno ayaa sababtey in Kumanaan Qoys ay ka barakacaan Guryahooda.

Waxaa jira saameyn ka dhalatey Fatahaada webiga iyo Roobabkii cuslaa  ee da’ayey Maal mahan, waxaa gabaabsi ah helitaanka Cunnada, Daawada iyo adeegyada kale ee aas aasiga u ah Nolosha, waxaana xiran dhamaan wadooyinkii soo galayey Magaalada Baardhere iyo deegaananda ku xeeran.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Tuulooyinka ugu daran ee dadkii deganaa una badnaa Beeraleyda ay ka barakaceen ayaa waxaa ka mid ah.Shimbiroole, Beel la ooday, Hureenaa, Lebi ooman, Dhakaajo, Xagar buule, Mugdiile, Bullo cadey, Bullo Asharaf, Beladul Amiin, Xagar gandooble, Baciidley, Bulsho, Lebi cad, Dhoobley, Tawakal, Bilisya iyo kuwa kale.

Waxaana ilaa muddo 7aad ah kala xiran isu socodka dadka , Gaadiidka iyo Xoolaha u kala gooshayey degmada Baardheere iyo deegaannada hoos yimaada, dhamaan Dadka ku nool tuulooyinkaasi ayaa dhibaatada fatahada iyo Daadadka Roobka waxaa u sii dheer dhamaan Dalagyadii u baxayey ee Beeraha Waraabka ayaa baabi’iyay.

Ma jiraan ilaa iyo hadda wax gargaar ah oo soo gaarey deegaanka,  waxaana laga cabsi qabaa in haddii xaaladu ay sidaan ku sii socoto ay dhici kato in dadka ay gaajo iyo Macaluul u dhintaan..

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in loo gurmado dadka uu saameeyay fatahaadaha

Next Post

Maareeye ku-xigeenkii Golaha Murtida oo goor-dhow ku geeriyooday Nairobi

Next Post
Maareeye ku-xigeenkii Golaha Murtida oo goor-dhow ku geeriyooday Nairobi

Maareeye ku-xigeenkii Golaha Murtida oo goor-dhow ku geeriyooday Nairobi

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In