Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shabeelaha hoose oo colaado darteed ay qoysas uga soo barakeceen maanta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shabeelaha hoose oo colaado darteed ay qoysas uga soo barakeceen maanta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoysas ka soo barakacay colaado ka dhacay deegaanno ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose ayaa soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho Magaalada

Barakacayaasha ayaa lagu soo waramaa in illaa iyo hadda aysan heysan hooy ay ka galaan qabowga iyo kuleeylka ka jirto Kaamaka ay ku soo dageen ee ku yaal duleedka Magaalada Muqdisho, waxa ayna codsanayaan in lala soo gaaro kaalmo bani’aadanimo oo deg deg ah.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Qaar ka mid ah barakacayaasha soo gaaray duleedka Muqdisho oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay heysato xaalad bani’aadanimo oo aad u liidato islamarkaana ay u baahan yihiin gurmad bani’aadanimo oo deg deg ah.

“Waxaan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ka codsaneynaa in nalala soo gaaro gurmad bani’aadanimo oo deg deg ah, maadaama ay naheysato xaalad bani’aadanimo oo aad uliidato” ayey dheheen qaar ka mid ah barakacayaasha.

Sidoo kale, Barakacayaasha ayaa tilmaamay in mudadii ay jidka ku soo jireen ay wajaheen tacadiyo kala duwan oo isugu jira, dil, kufsi, iyo boob loo geystay qaar ka mid ah barakacayaasha intii ay wada ku soo jireen.

Ma’ahan markii ugu horeysan ay sidaan ookale barakacayaal dhibaateysan u soo gaaraan qaar ka mid ah Kaamamka ku yaal duleedka Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya.

Previous Post

Ilaalinta xuquuqda carruurta oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

Turkiga oo10 Kun oo guri muqdisho ka dhisi doono

Next Post
Turkiga oo10 Kun oo guri muqdisho ka dhisi doono

Turkiga oo10 Kun oo guri muqdisho ka dhisi doono

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In