Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas Raashin loogu Qeybiyay Gaalkacyo+Sawirro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Qoysas Raashin loogu Qeybiyay Gaalkacyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

ilaa lix boqol oo qoys oo ka mida dadka abaaraha ku xoola beelay isla markaana  kusoo barakacay deegaanada  xaar-xaar oo 8km dhanka bari kaga beegan magaalada gaalkacyo iyo kulmiye oo 25km dhanka koofureed ka xigta magaalada ayaa la gaarsiiyay deeq raashin ah.

Deeqdaan oo ay kusoo Taa kuleeyeen dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa Warbaahinta uga waramay Caasho Warsame iyo Maymuun Cali Nuur oo ah   Guddoomiyaha ururka haweenka gobalka mudug oo iyaga loo wakiishay qeybinta deeqdaan, iyagoona sheegay in guud ahaan lacagta soo gaartay ee raashinka ay ugu soo iibiyeen dhibanayaasha abaartu saameysay ay gaarayaan  lacag dhan 4200$ (Afar kun iyo laba boqal oo doolar taas oo ay xuseen in 3200$ (sadax kun iyo laba boqol  oo doolar) ay soo dhiibeen dhallinyaro ku nool Magaalada Nebraso ee Dalka Mareykanka halka 1000$ (kun doolar) ay kusoo tabaruceen qaar ka mida gabdhaha jaaliyadda reer Galmudug ee ku nool isla gobollo ka tirsan Dalkaasi mareykanka kuwaasi oo sheegeen in ay ka xanuunsadeen dhibatada nololeed ee xilligaani heysata kumanaan qoys oo ka mida dadkii ku ceyrtoobay abaaraha ku dhuftay Dalkeenna Soomaaliya.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026

Qaar ka mida dadkii deeqdan la gaarsiiyay oo ay ka muuqdeen dhibaatooyin la xariira dhanka nolasha kuwaasi oo qaarkood aan heysan hooy ay kaga gabadaan qoraxda aadka u kulul ee ka jirta gobolka mudug maadaama xilligaani lagu guda jiro bilihii ugu kuleylka badnaa sanadka ayaa iyaguna ka duceeya deeqdaan ay kusoo taa kuleeyeen walaalahooda ka damqaday dhibaatada ay sababtay abaaraha ka jira guud ahaan gobollada dalka.

 

Previous Post

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka qorshaynta oo gaaray Balcad

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran

February 3, 2026
0

Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot  

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In