Dhammaan Akhristayaasha raiomuqdisho.net, waxaan raaligelin buuxda ka siineynaa mudada saacadaha aheyd ee uu hawada ka maqnaa website-kan, waxaana lagu wargelinayaa dhammaan akhristayaasha in ay booqan karaan Bogga radiomuqdishu.net xiligaan wixii ka bilowda.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...












