Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaaradaha XFS mudane Xasan Cali Khayre oo xalay kormeeray Degmooyinka Dayniile iyo Hodan

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaaradaha XFS mudane Xasan Cali Khayre oo xalay kormeeray Degmooyinka Dayniile iyo Hodan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidankaan gaarka  oo loo diyaariyey in ay fuliyaan howlgalo qorshaysan  lagu qaadayo goobyo lagu tuhinsan  yahay in ay ku dhuumaalaysanayaan  maleeshiyaadka Nabad iyo nolal diidka ah ee  Al-shabaab  ayaa  Xalay  xili danbe booqasho  dhirin galin ah  iyo niyad dhis ah ugu tagey  Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudan  Xasan Cali Khayre   oo uu ku wehliyo taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Ciidankaan oo lagu diyaariyey degmada dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa isku jira  Booliska xoogga Dalka iyo Nabad sugida  kuwaa oo  u diyaarsan sameeyaan howlgal lagu  cirib tirayyo kooxda nabad-diidka  Al-shabaab oo la helay xog ku saabsan meeloo ay ku dhuumaalaysanayaan si ay u diyaariyaan    qaraxyo ay ku dhibaateen shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali ayaa warbixin  ku aadan diyaar garowga ciidanka waxa  ka  dhageystay  Sarakiisha hogaaminaysa waxaa uuna   uu muujiyey tageero  isagoo ku hadlayey magaca Madaxwaynaha.

Ra’iisul wasaaraha xukumadda oo wali ku guda jira kormeerka amniga  ayaa  waxa uu   booqday saldhigga  degmada Hodan oo uu horay uga soo shaqeeyey waxa uuna  kormeeray qaybaha kale duwan ee saldhiga isagoo qaabka uu ku shaqeeyo  saldhiga ka wareystay  Taliyaha saldhiga degmada Hodan C/fitaax.

kormeerkaan uu Ra’iisul Wasaaraha xukumadda fedearalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre  uu ku tagey xalay degmooyinka hodan iyo deyniile ayaa  qayb ka ah fulinta  qorshaha xukumadda nabad iyo nolol  oo  ahmiyadda 1aad u  yahay amniga isagoo habeen  labo habeen ka horna  kormeerkaan oo kale ku tagey degmadda Hiliwaa ee Gobalka Banaadir.

Previous Post

Duqa Muqdisho iyo Madaxda Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ka wada hadlay Xoojinta xiriirka labada dhinac “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso: Maamulka degmada Jowhar oo faah-faahin ka bixiyay Webigga shabeele oo Biyo keenay

Next Post
Dhageyso: Maamulka degmada Jowhar oo faah-faahin ka bixiyay  Webigga shabeele oo Biyo keenay

Dhageyso: Maamulka degmada Jowhar oo faah-faahin ka bixiyay Webigga shabeele oo Biyo keenay

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In