Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo ku baaqay in Gurmad loo fidiyo Shacabka uu saameeyey Fatahaadda Wabiga Shabelle ee Beledweyne.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
SAWIRO “Ciidanka Xoogga Dalka oo Gurmad u fidiyay Dadka fatahaada iyo Dagaalka uu ku saameeyay baladwayne”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdiaho… 23-May–2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatooyinku ay ka soo gaareen fatahaadda ballaaran ee uu ka sameeyey Wabiga Shabelle ee magaalada Beledweyne iyo deegaanada ku dhow-dhow.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda F. Soomaaliya ay qaadi doonto tallaabooyin deg-deg ah oo gurmad loogu fidinayo shacabka ay dhibaatadu gaartay. Wuxuna dhinaca kale ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed ee wax haysata iyo beesha Caalamka in gurmad ay u fidiyaan shacabka tabaaleysan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Xukuumadda Soomaaliya waxay u fidin doontaa gar-gaar shacabkii dhibaatadu gaartay, xaalad adag ayaa laga soo sheegayaa deegaanka dadka qaar kood waxa ay ka carareen guryahooda, iyaga oo aan xitaa sidan wax alaab ah kadib markii ay Biyuhu u saamixi waayeen in ay qaataan.Waxaan ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka in gar gaar deg deg ah lala soo gaaro dadka ku barokacay fatahaad oo hadda aan heysan wax hoy ah.”ayuu yiri R/Wasaare Cumar.

Barakaca ayaa gaaray heerkiisii ugu sareeyay, waxaana jira boqollaal qoysas ah oo wali ku dhax xayiran Fatahaadda Xad-dhaafka ah ee wabigu sameeyey .Xaafadaha Xaawo-Taako iyo Kooshin ayaa ugu sii darran marka loo eego magaalada inteeda kale halkaas oo bulshadii ku dhaqnayd isaga barakaceen intooda badan. ——–DHAMMAAD

Previous Post

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyed oo Taliye Cusub u Magacaabay Galmudug “SAWIRO”

Next Post

Kulan looga hadlayay dhismaha wadada sodonka oo ka dhacay magaaladda I stanbuul ee dadka Turkiga “SAWIRO”

Next Post
Kulan looga hadlayay dhismaha wadada sodonka oo ka dhacay magaaladda I stanbuul ee dadka Turkiga “SAWIRO”

Kulan looga hadlayay dhismaha wadada sodonka oo ka dhacay magaaladda I stanbuul ee dadka Turkiga "SAWIRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In