Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Suudaan oo ka badbaaday iskuday lagu dili rabay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Suudaan oo ka badbaaday iskuday lagu dili rabay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaaraha Sudan Abdullah Hamduuk ayaa ka badbaaday isku day dil oo lala beegsaday xili uu marayey mid ka mid ah Wadooyinka caasimada Sudan ee Khartoum.

Shilka ayaa dhacay subaxnimadii hore ee saaka xilli uu ka sii baxayey gurigiisa oo ku yaal aagga Kafouri una sii socday goobtiisa shaqo ee Golaha Wasiirrada sudan

Related posts

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026

Ilo wareedyo dhinaca amniga ah ayaa u sheegay BBC qeybteeda dibadaha lahadasha in gaariga uu ku qarxay qeybta hoose ee buundada loo yaqaan koobir , taasoo isku xirta magaalooyinka Khartoum iyo Bahri, halkaas oo kolonyada Raiisul Wasaaraha ay ku safrayeen.

Warka ayaa intaas ku Daray in Hamduuk iyo shaqaalihiisuba aysan wax wax khasaaro ah soo gaarin oo ay bedqabaan.

Ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay masuuliyadda weerarka lagu qaaday ra’iisalwasaare Hamduuk.

Hamduuk wuxuu qabtay jagada raysalwasaaraha ka dib afgembigii xukunka madaxweynihii hore ee Cumar Xasan al-bashiir, taas oo ku timid kadib mudaaharaadyo ballaaran oo muddo ka socday dalka suudaan oo dhan.
waxaan turjuntay Amina ladan Axmed Cali

Previous Post

Wasaarada dastuurka Hirshabeelle oo faahfaahisay Kulamo ku saabsanaa wacyi gelinta dastuurka oo lagu soo gaba-gabeeyay Jowhar.

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka ee Hirshabeelle oo Jowhar ka hir-gelinayso Isbitaal cusub

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Jowhar Dib ugu laabtay

Wasaaradda Caafimaadka ee Hirshabeelle oo Jowhar ka hir-gelinayso Isbitaal cusub

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In