Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo cambaareeyay weerarkii ugu dambeeya ee ka dhacay Mandera

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta si kulul u cambaareeyay wareerarkii ugu dambeeyay ee la geystay Kenya, ee lagu dilay 36 ka mid ah shaqaale ka shaqeyneyay meel kaawada laga qodo.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu yiri “Markale waxaan u damqanayaa qoysaskii, saaxiibadii iyo asaxaabtii lagu dilay magaalada Mandera Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Cabdiwelii

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan shacabka reer Kenya, waxaana idinla wadaagaynaa murugada, haddii aan isku duuban-nahay waxa ay naga dhigeysaa in aan awood yeelanyo, oo aan ka hortagno falalka argagixisonimo ee ay maleegayaan kooxaha argagaxisada ah” ayuu Ra’iisul wasaaruhu hadalkiisa ku daray.

Ugu dambeyn Ra’iisul wasaaraha ayaa yiri “Soomaaliya iyo Kenya waxaa ka go’an in ay xoojiyaan la dagaalanka argagixisada, badbaadinta nolosha muwaadiniinta, isla markaana aan ahmiyad koowaad iska saarno arrintan, waxaan ciidamada milateriga iyo saraakiisha hay’adaha amniga ku boorinayaa in ay sameeyaan howlgallo lagula ka dhan ah argagixisada, si meesha looga saaro dhibaatada lagu hayo shacabka labada dal”.

 

Previous Post

Xildhibaannada Baarlamaanka oo loo qeybiyay mooshinka kal sooni kala noqoshada Xukuumadda (DAAWO MUUQAAL)

Next Post

Ciidamada Booliska oo Su’aalo Weydiinayo Sedax Qof oo Ka Badbaaday Xusuuqii Mandera

Next Post

Ciidamada Booliska oo Su'aalo Weydiinayo Sedax Qof oo Ka Badbaaday Xusuuqii Mandera

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In