Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Raiisul wasaare Khayre oo ka qeybgalay barnaamijka isxil qaan oo olole nadaafadeed loogu sameeyey Studium Muqdisho+sawirro  

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Raiisul wasaare Khayre oo ka qeybgalay barnaamijka isxil qaan oo olole nadaafadeed loogu sameeyey Studium Muqdisho+sawirro  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
Garoonka ciyaaraha kubadda Cagta ee Muqdisho Studium Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya olole balaaran oo dhanka nadaafadda ah kaasi oo qeyb ka ah barnaamijka isxilqaan si dib loogu so celiyo bilicdii garoonkaasi uu lahaa,waxaana manata ka qeybgalay mas’uuliyiin uu hoggaaminayay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya.

Xubnaha maanta ka qeybgalay ololahaasi nadaafadeed waxaa kamid ah Ra’iisul wasaare kuxigeenka Dalka,xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda,maamulka Gobolka Banaadir,ciidanka Qalabka sida,fanaaniin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Raiisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay howlaha nadaafadeed oo ay maanta kaga qeybgaleen garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho ayaa sheegay in barnaamijka isxilqaan dib laagu dhisayo garoonkaasi.

Sidoo kale waxaa uu sheegay mudane Xasan Cali in shacabka Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay ka qeyb qaatan dib u dhiska dalkooda,si looga maarmo gacmo shisheeye,wuxuuna intaasi ku daray in la wareegitaanka garoonkaasi ay qeyb ka tahay balanqaad ay sameysay dowladda,islamarkaana haatan uu dhalinyarada gacanta u soo galayo.

Muddo ku siman 10 sano kadib ayaa dhawaan waxaa halkaasi ka guuray ciidamadii midowga Afrika ee AMISOM,kuwaasi oo ku wareejiyay dowladda Soomaaliya,maadaama haatan la joogo xiligii dib u dhis lagu sameyn lahaa kaabayaashi dhaqaalaha ee dalka.

Previous Post

Maqalka Idaacadda Qaranka oo la gaarsiiyay magaalooyin badan oo horay aanan looga dhageysan jirin

Next Post

DAAWO SAWIRRO IYO MUUQAAL:- Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Beijing

Next Post
DAAWO SAWIRRO IYO MUUQAAL:- Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Beijing

DAAWO SAWIRRO IYO MUUQAAL:- Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Beijing

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In