Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ergo Ka Socota Ururka Iskaashiga Islaamka, Masar, Kenya Iyo Bangiga Adduunka

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ergo Ka Socota Ururka Iskaashiga Islaamka, Masar, Kenya Iyo Bangiga Adduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay ergo ka socota dalalka Masar iyo Kenya, Bangiga adduunka iyo ururka iskaashiga Islaamka oo Soomaaliya ay xubin ka tahay.

Ergada oo dalka u yimid ka qayb galka shirka madasha caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho, ayaa bogaadiyay horumarka la taaban karo ee Soomaaliya ay ku tillaabsaneyso.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa ergada uga mahadceliyay kasoo qayb galkooda shirka madasha caalamiga ah ee Soomaaliya oo ah kii ugu horreeyay ee dalka gudihiisa lagu qabto.

Previous Post

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Muqdisho kula Kulmay Safiirada UK Iyo Sweden Ee Soomaaliya “Sawirro”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Maal-gelinta Horumarinta Khayraadka Biyaha.

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Maal-gelinta Horumarinta Khayraadka Biyaha.

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Maal-gelinta Horumarinta Khayraadka Biyaha.

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In