Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La kulmay wasiirradda arrimaha dibadda Qatar, Turky, Kenya iyo Japan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay Magaalada Dooxa ee dalka Qatar kulan kula qaatay Wasiirradda Arrimaha Dibadda Qatar, Turky, Kenya iyo Japan.

Kulanka uu Ra’iisul Wasaaruhu la qaatay wasiirrada ayaa looga wada hadlay xoojinta xariirka dalalkaas iyo Soomaaliya iyo iskaashiga dhinacyada badan ee ka dhexeeya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Amb. Axmed Ciise Cawad oo kamid ah wafdiga ra’iisul wasaarre Khayre ayaa kulanka goob joog ka ahaa.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqasho ku tegay Qatar 12/12/2018 ayaa intii uu dalkaas joogay waxa uu kulan la qaatay dhiggiisa iyo Amiirka Qatar, waxa uu khubad u jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qatar, isaga oo shalay ka qayb galay madasha Sannadlaha ah ee Dooxa.

Intii Ra’iisul Wasaaruhu uu ku guda jiray booqashadiisa Dooxa, labada dawladood waxa ay kala saxiixdeen heshiisyo muhiim ah, iyada sidoo kale dawladda Qatar ay ballan qaaday dardar-gelina iyo fulinta mashaariicdii horumarineed ee horay loogu heshiiyay in ay Soomaaliya ka fulinayso.

Previous Post

Ciidamada Israeli oo burburiyay dhismo ay leeyihiin Falastiin.

Next Post

Wasaaradda Amniga XFS oo albaabada isugu dhufatay Xabsigii ku yaallay Godka Jilacoow.

Next Post
Wasaaradda Amniga XFS oo albaabada isugu dhufatay Xabsigii ku yaallay Godka Jilacoow.

Wasaaradda Amniga XFS oo albaabada isugu dhufatay Xabsigii ku yaallay Godka Jilacoow.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In