Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo soo xiray Bandhigga Carwada Buugaagta oo saddex cisho ka socday Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: XFS  oo faah faahin ka bixisay qorshayaasha horyaala 2018-2019
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Carwada Bandhiga  Buugaagta Muqdisho oo mudo saddex berri ah ka socotay Magaalada Muqdisho ayaa waxa soo xiray Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya si uu dhiiri geliyo qorayaasha iyo hal abuurka Soomaaliyeed oo halkaa ku soo bandigey buugaag ka hadlayey mowduucyo kala duwan oo muhiim u ah buulshada.

 

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre  ayaa  ka hor inta uusan soo galin gudaha gobta laga iibsanayey buugaagta waxa uu banankeeda kula kulmay carruuru isugu jirta Agoon iyo dan yar kuwaa oo goobta loo keenay in loo akhriyo sheekooyin  ku qoran  buugaagta  carwada lagu soo bandhigayay

Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaaa ka mid ahaa dadkii ka dukaamaysanayey  Carwada buugaagta lagu soo bandigay, waxa uuna miis kasta ka soo iibsaday buugaag kala  gedisan, si uu u dhiiri geliyo qoraasha isku howlay inay wax qoraan.

Ra’iisul Wasaraha ayaa Su’allo lagu waydiiyey munasbada lagu soo xirayey  carwada bandhiga buugaagta Muqdisho  kuwaa oo dhamaan  la xariiray qoraalka iyo hal abuurka .

“Qoraalku  waa habka ugu mihiimsan ee lagu muujiyo waxbarashadda  iyo hal abuurka  qofka beni aadanka , Ra’iisul Wasaaraha Xukuadda Federealka Soomaaliya ayaa  amaan iyo Bpgaadin u diray  dhamaan dadka halkaasi ku soo Bandhigay buugaagta ay qoreen oo u badan dhallinyaro .

Dowladda Federalka Soomaaliya ayuu xusay Ra’iisul Wasaare Khayre in ay dhiiri gelinaso qorayasha Soomaaliyeed  , si hal abuurku u noqdo  mid lagu horumarinayo dalkeena.

Carwada bandhiga Buugaagta Muqdisho  ayaa noqonaysa sanadkii 4aad oo xariir ah oo lagu qabto magaalada Muqdisho , taa oo ka turjumaysa sida dadka Soomaaliyed ay ugu jihaysteen in ay ku tartamaan  qalinka iyo qoraalka oo saldhig u ah  horumarka waxbrashada.

 

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga ee Soomaaliya oo heshiis is afgarad ah la saxiixday dhigiisa Kenya

Next Post

Israel oo xirtay Masjidka barakeysan ee ALAQSA 

Next Post
Israel oo xirtay Masjidka barakeysan ee  ALAQSA 

Israel oo xirtay Masjidka barakeysan ee ALAQSA 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In